xirfadaha qancinta dadka

xirfadaha qancinta dadka

Premium
$1.00
Qoraaga ismail abdi
Boggaga 80 bog
Baaxadda 18976 MB
La Daabacay Nov 19, 2025

Faahfaahinta Buugga

Buugani maaha sida bugaagta kale oo mar walba xaga wanaagsan wax ka eegta , buugan wuxuu ku bari doona farsomooyin iyo xirfado hadii aad ku dhaqanto kaa dhigi doona qofka ay dadku u adeegaan iyagoon ka warqabin inay ku adeegayaan. Waxa aan kusoo ururiyay fikrado badan oon isleeyahay waa kuwii ugu wax tarka badnaa marka ay timaado qancinta dadka .
buugani maaha buug ay erayo waawayn oo soomali ah ku jiraan , umaan qorin sida qorayaasha kale kuwaaso isku daya inay iska dhigaan aqoon-yahano,bugagtana ku qora erayo waawayn oo aanay dhalintu fahmayn.