hababka maskax dhaqista umadaha

hababka maskax dhaqista umadaha

Free
Qoraaga ismail abdi
Boggaga 80 bog
Baaxadda 14379 MB
La Daabacay Nov 21, 2025

Faahfaahinta Buugga

Hadii aynu bini-aadam nahay waxaan samayn karnaa waxyaabo cajiib leh, aduunkan sida aan doono ayaan ka yeeli karnaa, balse sidoo kale waxaynu nahay noolayaal si fudud loo khiyaami karo ama maskaxda looga badali karo
Buugani kooban wuxuu ku saabsan-yahay sida fudud ee umad dhan maskaxda looga qabsan karo ama loo maamuli karo iyaga oon ku digtoonayn .
hababka ku qoran buugani waa sida ay dawladaha iyo dadka xilalka haya u maamulaam umadaha ,maskaxdana uga badalaan.