CILMI NAFISGA LACAGTA

CILMI NAFISGA LACAGTA

Premium
$1.00
Qoraaga morgan housel turjume: ismail abdi ismail
Boggaga 230 bog
Baaxadda 89843 MB
La Daabacay Nov 23, 2025

Faahfaahinta Buugga

Casharro Waara Oo Ku Saabsan Hantida, Dhuuniga Iyo Farxadda.
buugani wuxu ku barayaa wax badan oo ku saabsan lacagta iyo sidii aad u maareyn lahayd .

Buuggan wuxuu ka hadlayaa xaqiiqada ah in sida aad lacagta ula dhaqanto ay ka muhiimsan tahay heerka caqligaagu yahay. Waxaa dhici karta in qof aad u caqli badan uu si qaldan u maareeyo lacagtiisa, taasoo keeni karta in uu waayo fursado muhiim ah.