SUBTLE ART OF NOT GIVING A FUCK

SUBTLE ART OF NOT GIVING A FUCK

Premium
$1.00
Qoraaga jason hanson . turjume: ismail abdi ismail
Boggaga 100 bog
Baaxadda 30255 MB
La Daabacay Nov 24, 2025

Faahfaahinta Buugga

Buuggan uu qoray Mark Manson, wuxuu ka hadlayaa sida diirada loo saaro waxa dhabta ah ee nolosha muhiimka u ah. Wuxuu sharraxayaa in furaha nolosha wanaagsan eed rabto uu ku jiro gacmahaaga.

Buugu wuxuu ina barayaa sida aan loo danayn waxyaabaha aan muhiimada kuu ahayn noloshaada, iyo sida fikradan fududi ay kuugu horseedi karto isbedello la yaab leh noloshaada.

Waxa kale oo uu buugani sahaminayaa micnaha dhabta ah ee farxaddu leedahay, wuxuuna sharraxayaa in hadii aad rabto inaad hesho farxadd dhab ah ay lama huraan tahay inaadan waxyaabaha qaar danayn ood badaa ka martid.

BUUGANI WAA KAAGI, MAANTA AKHRI OO NOLOSHAADA BEDEL.