U dhaqan sidii Marwo , U fikir Sidii Nin.

U dhaqan sidii Marwo , U fikir Sidii Nin.

Premium
$1.00
Qoraaga steve harvey. turjume: ismail abdi ismail
Boggaga 100 bog
Baaxadda 32945 MB
La Daabacay Nov 24, 2025

Faahfaahinta Buugga

"UDhaqan Sida Marwo,UFikir Sidii Nin" waa buug haweenka u oggolaanaya inay fahmaan dhaqanka iyo dhiirrigelinta ragga, si ay guul uga gaadhaan xiriirka ay ragga la leeyihiin.

Buuggu wuxuu ku dhiirrigelinayaa haweenka inay iska tuuraan talooyinka duugga ah iyo khuraafaadka ku saabsan ragga, wuxuuna buuggani bixinayaa aragtiyo wax-ku-ool ah oo ku saabsan siday haweenaydu u heli lahayd xiriir iyo lamaane qanciya.

“Kusoo dhawoow adduunka fahamka maskaxda ragga.”