Eat that frog

Eat that frog

Premium
$1.00
Qoraaga brian tracy. turjume: ismail abdi ismail
Boggaga 100 bog
Baaxadda 19721 MB
La Daabacay Jan 2, 2026

Faahfaahinta Buugga

Buugan la magac baxay “ eat that frog” gabigiisuba wuxuu ku saabsan yahay sidii aad uga takhalusi lahayd wahsiga iyo is-dhigashada iyo sidii aad ku baran lahayd inaad waqtiqaaga si fiican u maamulato . waa wax caan ah inuu qofku mararka qaar dareemo jahwareer iyo culays badan oo xaga shaqadiisa ah , laakin buugani wuxuu ku barayaa inaad qabsato ood dhamayso shaqooyinku ugu muhiimsan ugu horeynta - arintan waxa loo yaqaan “ cunista raha” . markaad sidan sameyso wax badan ayaad qabsan doontaa , farxad badana waad dareemi doontaa .