wealth of nations

wealth of nations

Premium
$2.00
Qoraaga Adam smith. turjume : ismail abdi ismail
Boggaga 100 bog
Baaxadda 29884 MB
La Daabacay Jan 8, 2026

Faahfaahinta Buugga

Buuggan la yidhaahdo Hantida Qarammada waa mid si wayn looga haybadaysto dunida marka laga hadlayo cilmiga dhaqaalaha. Wuxuu si qoto dheer u lafo-gurayaa sida ay waddamadu hantida u sameeyaan ama ku taajiraan. Adam Smith wuxuu ku doodayaa in haddii dadka loo daayo inay dantooda gaarka ah raacdaan, suuqana laga dhigo mid furan oo xor ah (free market)— iyadoo aanay dawladdu soo faragelinayn, in markaas ay ummaddu gaadhayso barwaaqo iyo horumar dhab ah.