Atomic habits khulaso iyo fududeyn

Atomic habits khulaso iyo fududeyn

Free
12,450 views
Qoraaga james clear
Boggaga 140 bog
Baaxadda 39976 MB
La Daabacay Nov 19, 2025

Faahfaahinta Soo-koobista

Buuggan waa mid ka mid ah buugaagta ugu fiican ee lagu barto horumarinta nafta iyo dhisidda caadooyinka wanaagsan.
Waxa ku jira buuggan casharro aad u fudud kuwaasoo kaa caawinaya inaad dhisto caadooyin wax kuu taraya, kuwii horena aad ka takhalusto oo aad gabi ahaanba meesha ka saarto.
Buuggan waxa aan ku soo koobi doonaa cutubyada ku jira buugga “ATOMIC HABITS”, iyadoo aan u qoray si yar oo fudud oo aanad ku caajiseyn akhrintiisa. Uma baahnid inaad buugga weyn akhrido.