48 xeer ee awooda

48 xeer ee awooda

Premium
$1.00
12,450 views
Qoraaga robert Greene
Boggaga 100 bog
Baaxadda 28656 MB
La Daabacay Nov 19, 2025

Faahfaahinta Soo-koobista

Buugan la baxay 48-ka xeer ee awooda wuxuu sharaxayaa oo uu qeexaya sida ay awoodu u shaqayso iyo sidii ay dadku awood u heli lahaayeen , una sii haysan lahaayeen awoodaas.

waa buugii oo si fiican loo soo koobay , lana habeyay . waan hubaa waad ku raaxeysan doontaa .