← Dib u noqo
siraha basaaska ee ku badbaadin kara. EPUB

siraha basaaska ee ku badbaadin kara.

jason hanson . turjume: ismail abdi ismail 📄 100 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Kusoo dhawoow buggan cajiibka ah .
Buugan waxaad ka heli doontaa , kuna baran dooonta xog aad u muhiima oo noloshaada badbaadin karta .
talooyinka iyo tusaalooyinka ku jira buugan waa kuwo la hubo oo ka yimaaday khabiir xaga amaanka ah .
Hadafka buugani waa inuu ku siiyo xogtii aad u baahnayd si aad nolol amaan ah ugu nolaato khatarahana uga fogaatid .
Waxaad ku baran doonta sidii aad u noqon lahayd qof dhiiran , qof ogaan karaya markay khatar jirto iyo qof is difaaci karaba .
Waxaan rajaynayaa inuu buugani ku caawin doono .