Isla-waynidu Waa Cadaw: Ma Og-tahay in Cadawgaagu uu Gudahaaga Ku Jiro?
Buuggan "Ego is the Enemy" wuxuu sharaxayaa khatarta ay leedahay isla-waynidu iyo sida ay u burburiso guusha. Baro muhiimada "Student Mindset" iyo is-hoosaysiinta.
Hel xogta, talooyinka, iyo falanqaynta buugaagta ugu dambeeyay.
Self-Improvement
Buuggan "Ego is the Enemy" wuxuu sharaxayaa khatarta ay leedahay isla-waynidu iyo sida ay u burburiso guusha. Baro muhiimada "Student Mindset" iyo is-hoosaysiinta.
Philosophy
Horta waligaa ma isweydiisay: "Sideen ku ogaan karaa in waxa aan arkayo ay dhab u jiraan ama dhab yihiin iyo in kale?" Cutubka labaad ee buugga Thomas Nagel, waxaynu egaynaa su’aal maskaxda tuujinaysa oo ku saabsan sida aynu u ogaano wax kasta oo inagu xeeran.
Philosophy
Ma isweydiisay mar uun su’aalaha nolosha ugu waaweyn ee aan inta badan jawaabta fudud loo helin? Ma doonaysaa inaad ogaato farqiga u dhexeeya sida uu saynisyahanku wax u arko iyo sida uu faylasuufku wax u eego?
Philosophy
Qoraalkani wuxuu si qoto dheer u lafa-gurayaa mawduuca loo yaqaan "dhibaatada maskaxaha kale." In kasta oo aynu arki karno dadka kale, maqli karno waxay sheegayaan, xitaa eegi karno gudaha jidhkooda, haddana ma jirto si aynu u ogaan karno waxa maskaxdooda ka dhex dhacaya ama sida ay wax u dareemayaa