← Dib u noqo
noqo femme fatale EPUB

noqo femme fatale

ismail abdi 📄 100 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Ugu horeyn kusoo dhawoow aduun aad ku noqon doontid gabar adag oo waxay doonto qabsan karta . buuggan waxa aan u hibeeyay hablaha soomaliyeed kuwasoo ay ragu badanka xumeeyaan .

Buugani wuxuu ku barayaa sidii aad u isticmaali lahayd awoodaada una wajahi lahayd aduunkan adag ee ay ka buxaan wax isdaba marinta iyo khiyaanoyinku.
Sidoo kale buugan waxa ku jira farsamooyin aad khatar u ah oo aad raga uga dhigi karto inay ku daba cararaan . inaad qof ku waalato ood daba cararto waa dhibaato cilmi-nafsi ahaan. Qof kasta maskaxdiisa waad gali kartaa hadii aad raaciso practice( ku celcelin ) waliba waad maamuli kartaa qofkaa.