← Dib u noqo
CILMI NAFISGA LACAGTA EPUB

CILMI NAFISGA LACAGTA

morgan housel turjume: ismail abdi ismail 📄 230 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Casharro Waara Oo Ku Saabsan Hantida, Dhuuniga Iyo Farxadda.
buugani wuxu ku barayaa wax badan oo ku saabsan lacagta iyo sidii aad u maareyn lahayd .

Buuggan wuxuu ka hadlayaa xaqiiqada ah in sida aad lacagta ula dhaqanto ay ka muhiimsan tahay heerka caqligaagu yahay. Waxaa dhici karta in qof aad u caqli badan uu si qaldan u maareeyo lacagtiisa, taasoo keeni karta in uu waayo fursado muhiim ah.