← Dib u noqo
Eat that frog EPUB

Eat that frog

brian tracy. turjume: ismail abdi ismail 📄 100 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Buugan la magac baxay “ eat that frog” gabigiisuba wuxuu ku saabsan yahay sidii aad uga takhalusi lahayd wahsiga iyo is-dhigashada iyo sidii aad ku baran lahayd inaad waqtiqaaga si fiican u maamulato . waa wax caan ah inuu qofku mararka qaar dareemo jahwareer iyo culays badan oo xaga shaqadiisa ah , laakin buugani wuxuu ku barayaa inaad qabsato ood dhamayso shaqooyinku ugu muhiimsan ugu horeynta - arintan waxa loo yaqaan “ cunista raha” . markaad sidan sameyso wax badan ayaad qabsan doontaa , farxad badana waad dareemi doontaa .