← Dib u noqo
wealth of nations EPUB

wealth of nations

Adam smith. turjume : ismail abdi ismail 📄 100 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Buuggan la yidhaahdo Hantida Qarammada waa mid si wayn looga haybadaysto dunida marka laga hadlayo cilmiga dhaqaalaha. Wuxuu si qoto dheer u lafo-gurayaa sida ay waddamadu hantida u sameeyaan ama ku taajiraan. Adam Smith wuxuu ku doodayaa in haddii dadka loo daayo inay dantooda gaarka ah raacdaan, suuqana laga dhigo mid furan oo xor ah (free market)— iyadoo aanay dawladdu soo faragelinayn, in markaas ay ummaddu gaadhayso barwaaqo iyo horumar dhab ah.