← Dib u noqo
DARK PSYCHOLOGY EPUB

DARK PSYCHOLOGY

ismail abdi ismail 📄 99 Bog Premium 🔒
Arag Buugaag Kale

Faahfaahinta

Dark Psychology (Cilmi-nafsiga Madow) maaha sheeko xariiro; waa cilmi dhab ah oo ka hadlaya sida loo galo maskaxda aadanaha, loo barto meelaha ay ka jilicsan yihiin, loona maamulo shucuurtoda iyo go'aannadooda iyagoon xitaa dareensanayn in la xakameynayo ama la maamulayo.

Buuggan "DARK PSYCHOLOGY IYO FARSAMOOYINKA QARSOON" maaha buug caadi ah oo ku baraya sida loo noqdo qof fiican. Maya. Buuggani waa "Hub." Wuxuu ku barayaa sirta ugu hoose ee maskaxda bani'aadamka iyo sida loo maamulo dadka iyagoon ku dareensanayn.

Buuggan waxaan kugu bari doonaa casharro aadan waligaa iskuulka ku baran. Waxaad ku baran doontaa:
1.Sida loo akhriyo maskaxda iyo dabeecadaha dhabta ah ee dadka.
2.Sida loo ogaado siraha qarsoon ee qofku leeyahay.
3.Sida loo maamulo shucuurta dadka, loona hoggaamiyo go'aannadooda.
4.Iyo ugu dambayn, sida qof kasta oo aad rabto aad uga dhigi lahayd mid adiga kugu tiirsan.