Buuggan, "Dhambaallada Quraanka", waxa loo hibaynayaa guud ahaan qalbiyada daalan ee iftiinka raadinaya. Waxa loo hibaynayaa da’yarta rumaysan in Eebbe (swt) uu mar kasta inoo soo diro farriimo uu inagugu soo celinayo xaggiisa.
Waa adiga, qofka akhrinayow... haddii aad dareemayso in nolosuhu kugu cidhiidhyantay, ama aad dambi isku ciilayso, ogow buuggani waa farriin toos kuugu timid oo laguugu leeyahay: "Naso, Rajo filo, Allena u laabo."
💳
Lacag Bixinta
ℹ️
Fiiro gaar ahQiimaha buuggu waa $0.00. Fadlan ku dir lacagta mid ka mid ah lambarada hoose, kadibna soo gudbi caddeynta.
ZAAD
Telesom
Lambarka: 0636475579
$ *880*0636475579*..$..#
Slsh *220*0636475579*....#
Hormuud
EVC Plus
Lambarka: 0636475579
$ *712*0636475579*LACAG#
E-Dahab
Somtel
Lambarka: 0636475579
$ *110*0656475579*LACAG#
Slsh *770*0656475579*LACAG#
✅
Waa La Gudbiyey!
Xogta lacag bixintaada waa la gudbiyey waana la sugayaa (Pending). Maamulka ayaa dib u eegis ku sameyn doona. Inta aad sugeyso, waxaad xor u tahay inaad sii dhex gasho buugaagta kale. Marka la aqbalo, buuggu wuxuu toos ugu soo dhici doonaa Keydkaaga (Dashboard-ka).