Buuggan waa mid ka mid ah buugaagta ugu fiican ee lagu barto horumarinta nafta iyo dhisidda caadooyinka wanaagsan.
Waxa ku jira buuggan casharro aad u fudud kuwaasoo kaa caawinaya inaad dhisto caadooyin wax kuu taraya, kuwii horena aad ka takhalusto oo aad gabi ahaanba meesha ka saarto.
Buuggan waxa aan ku soo koobi doonaa cutubyada ku jira buugga “ATOMIC HABITS”, iyadoo aan u qoray si yar oo fudud oo aanad ku caajiseyn akhrintiisa. Uma baahnid inaad buugga weyn akhrido.
💳
Lacag Bixinta
ℹ️
Fiiro gaar ahQiimaha soo-koobidda waa $0.00. Fadlan ku dir lacagta mid ka mid ah lambarada hoose, kadibna soo gudbi caddeynta.
ZAAD
Telesom
Lambarka: 2200636475579
$ *880*0636475579*..$..#
Slsh *220*0636475579*....#
E-Dahab
Somtel
Lambarka: 2200636475579
$ *110*0656475579*LACAG#
Slsh *770*0656475579*LACAG#
✅
Waa La Gudbiyey!
Xogta lacag bixintaada waa la gudbiyey waana la sugayaa (Pending). Maamulka ayaa dib u eegis ku sameyn doona. Inta aad sugeyso, waxaad xor u tahay inaad sii dhex gasho buugaagta kale. Marka la aqbalo, buuggu wuxuu toos ugu soo dhici doonaa Keydkaaga (Dashboard-ka).