Philosophy
Adduunka Kugu Hareeraysani Ma Run Baa Mise Waa Riyo? (Cutubka 2-aad)
Horta waligaa ma isweydiisay: "Sideen ku ogaan karaa in waxa aan arkayo ay dhab u jiraan ama dhab yihiin iyo in kale?" Cutubka labaad ee buugga Thomas Nagel, waxaynu egaynaa su’aal maskaxda tuujinaysa oo ku saabsan sida aynu u ogaano wax kasta oo inagu xeeran.